Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Wararka

Qarax caawo ka dhacay magaalada Jowhar iyo warar dheeraad ah oo ka soo baxaya….

Jowhar-( Rajonews )-Qarax ayaa foor dhow oo fiidnimadii ah ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabelaha dhexe sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaaladaas.

Continue Reading »

Qeybta Wararka

DAAWO SAWIRADA: Sida quruxda badan ee maanta u dhacday Caleemo Saarka Madaxweyne …

Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa maanta Muqdisho ka dhacday Xaflada caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, iyadoo ay ka qeyb galeen madax ka

Continue Reading »

Wararka Archives

DHAGEYSO: Khasaaro ka dhashay Madfac ku soo dhacay degmada Wadajir
- Feb 22, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Hoobiyahan oo aan la ogeyn halka laga soo tuuray ayaa waxa uu ku dhacay Guri ku yaalla xaafada Kaawo-godey ee Degmada Wadajir, waxaana ku dhaawacantay ku dhowaad 5 ...
Madaxweyne Farmaajo oo soo saaray Amaro ku socda Safaaradaha Shisheeye ee dagan Madaxtooyada Vil Somalia
- Feb 22, 2017
Muqdisho-(Rajonews)-Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia uu amar ku siiyey safaaradaha shisheeye ee degan madaxtooyada Soomaaliya inay muddo kooban gudaheed uga guuraan halkaas. Farmaajo ayaa ...
Xasan Sheekh ” waxan idin ka codsanayaa in si buuxda loola shaqeeyo Madaxweyne Farmaajo + VIDEO
- Feb 22, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynihii hore ee Dowlada Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay xafladii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa ka digay in laga Been sheego Dowlada ...
Shariif Sheekh Axmed ” madaxweyne waxaan kuu balan qaadayaa inaan kula shaqeeyo ” + VIDEO
- Feb 22, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynihii hore ee Dowlada KMG Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta khudbad ka jeediyay xafladii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee dalka Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, taasoo ay ...
DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti oo Khudbad qiimo badan jeediyay, kana hadlay ……
- Feb 22, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay xaflada caleemo saarka madaxweynaha DF Soomaaliya Mudane Farmaajo. Waxaa uu ugu horeyn umahadcelliyay madaxdii hore ee Soomaaliya ...
Madaxda Dowladaha Ethiopia iyo Kenya oo goor dhow ka dhoofay Magaalada Muqdisho
- Feb 22, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka dhoofay Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta iyo Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, kuwaa oo maanta u yimid Muqdisho ka qeyb galka Caleemo saarka ...
Farmaajo iyo Geele oo dhagax dhigay Dhismaha cusub ee Safaarada Jabuuti + SAWIRO
- Feb 22, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Safaarada Jabuuti ka dhisaneyso magaalada Muqdisho. Labada Madaxweyne ayaa ...
Uhuru Kenatta ” Soomaaliya Ha Noolaato ”
- Feb 22, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa jeediyey khudbad aad iyo aad u xasaasi ah oo uu kaga hadlay arrimo badan oo dalka iyo xiriir Labada dal ah. Waxa uu ...

« Previous PageNext Page »