Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Wararka

DEG DEG: Dab caawo ka kacay degmada Dharkenleey ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho-( Rajonews )-Wararka aan ka heleyno degmada Dharkenleey ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in caawo uu dab xoogan ka kacay , iyadoo dabkaasi uu ka

Continue Reading »

Qeybta Wararka

Daawom: Documentary laga diyaariyay dowladiii Kacankii Siyaad Barre

Documentary: (Rajonews) Waxaa la soo saaray Horudhaca muuqaal laga diyaariyay Dowladii Jaalle Siyaad oo meelo badan taabanaya kaas oo ka sheekaynaya wax qabad iyo iyo

Continue Reading »

Wararka Archives

Khudbado laga dhageysatay Musharaxiinta u Tartameysa Gudoonka Aqalka Sare ee dalka
- Jan 21, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa Khudbado laga dhageystay Musharaxiinta u tartameysa Xilka Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka, kadib Munsaabadab ka dhacaday Xarunta KMG ee Aqalka Sare. Guddiga Qaban qaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ...
Xiisad u dhaxeysa Ciidamo kawada tirsan Dowlada oo ka taagan Xaafad katirsan Muqdisho
- Jan 21, 2017
Muqdisho-(Rajonews)-Wararka aan ka heleyno Xaafada Saban saban ee Degmada Dayniile ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Ciidamo ku labisdan dareeska Milatariga Soomaaliya balse u abaabulan ...
DHAGEYSO: Gudoomiye Jawaari oo la kulmay Sheekh Shariif iyo C/raxmaan Faroole
- Jan 21, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee maanta uu Guddoomiyaha  Golaha shacabku uu  ku qaabilay xafiiskiisa ayaa kala ahaa Sheekh Shariif Sheekh  Axmed, C/raxmaan Maxamed Faroole, Canab ...
DAAWO SAWIRADA: Dab xoogan oo Maanta ka kacay qeybo kamid ah Suuqa Bakaaraha
- Jan 21, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Weli waxaa socda dadaalo lagu daminayo dab ka kacay suuqa Bakaaraha, gaar ahaan Agagaarka suuqa Cabdalla Shideeye ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa la sheegay inuu ka kacay Nawaaxiga Suuqa ...
DHAGEYSO: Gudoomiye Yabooh “Amniga Muqdisho waa mid la isku haleyn karo”
- Jan 21, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu sheegay ammaanka Magalada Muqdisho in uu yahay mid la isku haleyn karo, oo amniga uu soo hagaagayo. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo ...
Ajakis oo Muqdisho lagu soo celiyay, kana hadlay qaabki ay ula dhaqmeen Soomaaliland
- Jan 21, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Majaajiliistaha caanka ah Cabdi Muriidi dheere oo loo yaqaan Ajakis ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii laga soo musaafuriyay magaaada ...
DEG DEG: Dab xoogan oo ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha
- Jan 21, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Wararka inaga soo gaaraya suuqa Bakaaraha gaar ahaan Agagaarka Cabdalle Shideeye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka kacay Dab khasaare geystay. Dadka qaar ayaa ...
Magaalada Muqdisho oo Maanta laga xusay Maalinta Warfaafinta Soomaaliya + SAWIRO
- Jan 21, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Magaalada Muqdisho maanta waxaa laga xusayaa maalinta war-faafinta Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka January. Munaasabad lagu xusayo maalintan ayaa waxa ay hada si toos ah uga socotaa Magalada Muqdisho, waxaana Munaasabadan si ...

Next Page »