Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Maqaal

Haweenka Soomaaliyeed wax badan ayey dheer yihiin Haweenka Dunida kale:W/Q Cabdinuur Faarax Maxamuud

Xaquuqda iyo xurmada dumarkeennu mudanyihiin waxaa caddeyey Rabbigeenna weyn oo waxidka Dumarka Muslimiinta waa kowo karamaysan Eebeheen ayaana karameyey.Quraanka waxaa kamida Suratul Maryam . Waxaa

Continue Reading »

Qeybta Maqaal

Golaha Wasiiradda Soomaaliya: Sarkaal (N.S.S 1976 – 1991)

Waxaan aad u xiisaynayay dhismaha Golaha Wasiiradda , waxaan xog u doontay  Taliye Nabad Sugid Dal Carabta Afrikaad ah , oo aan isku dufcad ahayn

Continue Reading »

Maqaal Archives

DAMAC QABIIL IYO QARAN DUMAY
- Mar 25, 2017
Marka aan u fiirsano waxa ka jira dalkeena, waxa niyadaada ku soo dhacaysa dooni ay dad saaranyihiin oo bada dhex jibaaxaysa darawal la’aan  taas oo marba darbi ama dhagax ku ...
Daawo: Muhiimada Aqlaaqda Wanaagsan
- Mar 25, 2017

XASIL OO ILA GARO: Qaybtii 24aad
- Mar 25, 2017
DOONISTA QALBIGAADA IYO DAMACA NAFTAADA MIDEE Marka aad qorsheynayso mustaqbalkaaga waa in aad naftaada is aqbashaan idinka oo wada jira, ma ahan idinka oo shaki kala qaba in aad wax wada ...
Wali ma isweydiinay sababaha keenay in nalagu imtixaano abaaro iyo colaado
- Mar 25, 2017
Maqaal (Rajonews) Inta aanan ka waramin sababaha keenay in na lagu imtixaano abaaro iyo colaado joogta ah iyo waliba waxa xalka u noqon kara, Aan marka hore wax ka tilmaamo xaalka dalkeenna iyo dadkiisu ...
Faallo: Maxay tahay Siyaasadda Ingiriiska ee ku wajahan Soomaaliya?
- Mar 19, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Sida soomaalidu wada xasuusato Boqortooyada ingiriisku waxay ahayd dawladii ugu horaysay ee bixisa ama qaybisa dhulka soomaaliya. Taariikhdu waxay ku baraysaa in saxiibka xun Goorkasta yahay saxiib xun ee ...
Sidee looga hortagi karaa saamaynta abaaraha
- Mar 18, 2017
Hordhac Abaartu waa halis dabiici ah, Waxa ay ku bilaabataa hab gaabis ah, waxa ayna ku fidaa bilo ama xattaa sanado. Waxay saamayn kartaa gobol wayn, waxayna si xoogan u burburisaa ...
18 Sano kadib maxa Maamulka Puntland u qabsoomey? W/Q Sharmaarke Yare
- Mar 15, 2017
Garowe-( Rajonews )-Puntland waa mid kamid ah Maamulada ka tirsan Dowlada Faderalka ee Soomaaliya waxaa la asaasay 1998kii,waxaana asaasay isimo iyo ganacsato,culima'udiin iyo iyo haween iyo Waliba siyaasiyiin dadka ugu ...
Maqaal: Safiirka cusub Itoobiya ee asalkiisu yahay Soomaali, maxay ku hoos jiro?
- Mar 14, 2017
XASUUSIN: Waxaa, maalmahaan ku soo kordhay Facebook su’aasha ah, muxuu sameynaa madaxweyne Farmaajo maadaama dawladda Itoobiya ay u soo magacawday Safiir asalkiisu yahay Soomaali? Waraaqaha, ma ka Aqoonsiga, ma ka qabanaa ...

« Previous PageNext Page »