Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Maqaal

Daawom: Documentary laga diyaariyay dowladiii Kacankii Siyaad Barre

Documentary: (Rajonews) Waxaa la soo saaray Horudhaca muuqaal laga diyaariyay Dowladii Jaalle Siyaad oo meelo badan taabanaya kaas oo ka sheekaynaya wax qabad iyo iyo

Continue Reading »

Qeybta Maqaal

Dawlad fiican waxaa yeesha , dadka iyagu fiican.

Muqdisho-( Rajonews )-Markasta waxa aynu ka cabanaa dawlada iyo xukuumada,waxa aynu ku sheegnaa tuug iyo waxmatarayaal, iyaguna waxa ay kasoo baxaan lagana soo dhexdoortaa waa

Continue Reading »

Maqaal Archives

MURUGADA WAA MACALLIN KU DIYAARSHA
- Jan 21, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Dabacan marka aad murugo maqasho eray farxad leh uma fasiran kartid, wax macaana dhadhankeeda uma ekaan karo, raaxana warkeedaba daa, waa ciqaab iyo caqabad aysan naftu jeclayn maqalkeeda ...
Soomaalida Iyo Aragtiyohooda. W/Q: Ibrahim Nolosha
- Jan 19, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Adduunyada kolka aad eegto waxa inta badan ka jira wax loo yaqaanno “xorriyadda hadalka” inkastoo waddamada qaar ay ka socdaan olole lagu cabburiyo fekerka iyo aragtiyaha dadka ku ...
XAGJIR – Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha (3)
- Jan 19, 2017
Assalamu Calaykum Waa barmaamijkii 3aad ee barmaamijyo 4 ah oo aan kaga hadlayno noocyada dhaliinyarad Soomaalida ee qurbaha degan. Barmaamijkii labaad waxa aan ku soo bandhignay nooc ka mida noocyada sadaxda ...
KUFSADE LAMA KARAAMEEYO!!. W/Q: Mohamed Musa Sh.Noor
- Jan 18, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Kufsi micnihiisa waa garaafayn iyo burburin dhimirka qofka iyo jismigiisaba loo geysto, dumar iyo ragba qofka ku dhaco dabin kufsi ama la kulmaama waa hubaal in ay u ...
JACAYLKII IGU KALIGA AHAA!!! (SHEEKO XIISA LEH) W/Q: Ahmed Ali Hyder
- Jan 17, 2017
Qaybtii 2aad Subaxaas imtaxaankii loogu tala galay ayey ku qaadatay meesha, intii aysan imtaxaanka galina waan ku caawiyey wixii aan ku caawin karay, waxay magaceeda iigu sheegtay Zaynab, anigana waxan ugu ...
Caafimaadka taranka hooyada iyo dhallaanka W/Q: Gallad Dahir Hassan
- Jan 17, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Haddaad rabto inaad eegto bulsho si guud xaalkooda cafimaad waxaad ka eegtaa tilmaamaha unuggu iyo halka ay ka soo tarmaaan, adeegga cafimaad ay heli karaan iyo isticmaalka adeeggas. ...
SAAXIIBKAAN EERSADEY Q9AAD W/Q: Cusmaan Qanyare
- Jan 16, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Looyaan ayaa yiri: “Markay billowdey inay ku caydo oo ku aflagaadeyso ayaa telefoonka ku damiyey, telefoonkeediina waaba tirtirey” Isagoo difaac ka sii gelaya in la weydiiyo arrimahaas oo ...
ADAABTA KULAMMADA GANACSIGA W/T: Bashiir Xaashi Dhoorrem
- Jan 15, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Sumcadda ama sharafta ganacsiga waxaa lagu dhisaa ama lagu dumiyaa sida uu qofku u dhaqmo marka uu ka qeybgalayo shir ama kulan ganacsi. In kastoo shirkad kasta ama ...

Next Page »