Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Ciyaaro

Messi oo ka fariistay ciyaaraha Caalamiga, markii uu ku fashilmay Copa America

Chile-( Rajonews )-Lionel Messi oo shan jeer ku guuleystay Laacibka Adduunka ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha Caalamiga, kadib markii xalay xulkiisa uu ku

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaro

Taageere 6 Bil oo Xarig ah iyo Ganaax ku muteeystay Sawir uu la galay Ronaldo + SAWIRO

Paris-( Rajonews )-Taageere jalbeeysan ayaa garoonka ku soo dhex cararay kulankii dhex maray xulalka Portugal Vs Austria (0-0) wuxuuna mar quraah isku duubay xiddiga qaranka

Continue Reading »

Ciyaaro Archives

Rabshado ka dhacay Ciyaartii u dhexeysay xulalka Croatia iyo Czech + SAWIRO
- Jun 18, 2016
Paris-( Rajonews )-Taageerayaasha xulka kubada cagta ee Croatia, ayaa xalay qal qal galiyay ciyaar xiiso badneed oo u dhaxeesay Xulalka Croatia iyo Czech Republic, kadib markii Ciyaarta oo socota ay ...
Dagaal u dhaxeeyay Taageerayaasha Ingiriiska iyo Ruushka oo mar kale ka dhacay Garoonka Marseille + SAWIRO
- Jun 12, 2016
Marseille-(Rajonews )-Waxaa xalay mar kale dagaal gacan ka hadal ah oo u dhaxeeyay Taageerayaasha labada xul ee Britain iyo Russia uu ka dhacay gudaha garoonka Marseille, oo ciyaar labada xul ...
Koobka Qaramada Yurub ee Euro 2016 oo caawa ka furmaya dalka France
- Jun 10, 2016
Paris-( Rajonews )-Koobka kubada cakta dalalka Yurub ee sanadkaan loogu magac daray Euro 2016 ayaa fiidnimada caawa ka bilaaban doona dalka France, xilli amaanka wadankaasi aad loo adkeeyey. Dalka Faransiiska wali ...
Ciyaaryahan Pogba oo bisha Ramadaan Muslimiinta u hambalyeeyay + SAWIRO
- Jun 7, 2016
Roma-( Rajonews )-Mid ka mid ah laacibiinta Dunida ugu caansan una safta kooxda faca weyn ee Juventus ayaa waxa uu bisha barakeysan ee Ramadaanka u hambalyeeyay dhamaan Muslimiinta Caalamka , ...
Bambaano lagu Qaxriyay gudaha Garoonka Kooxda Kubada Cagta Manchester + SAWIRO
- May 16, 2016
Manchester-( Rajonews )-Waxaa galabta xaalad argagax leh laga dareemay garoonka kubada cagta ee Old Trafford, kahor inta aan la gaarin xiligii lagu balansanaa in ay wada ciyaaraan kulankii ugu dambeeyay ...
The Barcelona legend will depart Camp Nou this summer after the Spanish champions’ greatest rivals activated his €250 million buy-out clause
- Apr 1, 2016
Lionel Messi has left Barcelona in turmoil by agreeing to join Real Madrid at the end of the season in a record-breaking five-year deal that will be worth around half ...
DAAWO: Ciyaaraha xagaaga oo soo gabogaboobay oo Seattle oo Koobka qaaday
- Mar 28, 2016
Ohio-(Rajonews) Ciyaaraha xagaaga oo ah ciyaaro sanadwalba xiliyadan oo kale lagu qabto magaalada Columbus ohio ee dalkan Mareykanka waxaa sanadkii 16aad ka soo qeybgalay 16 kooxood oo ka kala yimid ...
DAAWO: Xafladii furitaanka ciyaaraha xagaaga ee Somalida Mareykanka
- Mar 26, 2016
Ciyaaraha xagaaga ee sanad walba lagu qabto magaalada Columbu Ohio ee dalka Maraykanka waxaa sanadkii 16aad ay ka soconayaan isla Columbus Ohio. Waxaa ka soo qeybgalay Kumanaan dad dhalinyaro u badan ...

« Previous PageNext Page »