Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Ciyaaro

Sooyaalka Xukuumadihii Soomaaliya 2000-2017! W/Q Cabdi Casiis Axmed Gurbiye

16-kii sano ee la soo dhaafay, Soomaaliya waxaa ka jiray wasiirro lagu keenay 4.5 iyo mar uun wasiir i dhaha, wasaarado boorso lagu wato, wasiir

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaro

FAALO: Xukuumadda Cusub Ee La Naawiliyo: Mid Tisqaada Mise Dhicis Noqota ?

Muqdisho-( Rajonew )-Tan iyo markii ay Xildhibaanadda BFS bishan March 1-dii Codka Kalsoonida siiyeen Ra’isul-wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa la hadal-hayaa Nooca Xukuumadda ee la

Continue Reading »

Ciyaaro Archives

Live halkan uga daawo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
- Feb 8, 2017

Gudiga Olombikada Soomaaliyeed oo doortay Hoggaan cusub + SAWIRO
- Jan 9, 2017
Muqdisho-( Rajonews )-Waxaa Hoteelka Shaamoow ee magaalada Muqdisho ka dhacay Shiweynihii 7-aad ee Doorashada Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay hoggaanka afarta sano ee soo ...
Soomaaliya oo Wacdaro Ka dhigtay Orodka 5000 Miter ee Rio
- Aug 17, 2016
Rio-( Rajonews )-Magaalada Rio ayaa indhaha caalamka maanta ay kusii wada jeedaan, iyadoo orodka 5000 miter ee ciyaaraha Olobikada halkaas ay ka dhacayaan. Dalkeena Soomaliya ayaa waxa uu u ahaa muhiimad ...
Usain Bolt oo Taariikh cusub ka dhigay Tartanka Olympic-ada Aduunka + SAWIRO
- Aug 15, 2016
Brazil-( Rajonews )-Ninka Orodka ku caan baxay ee u dhashay dalka Jameeca Usain Bolt ayaa taariikh cusub waxa uu ka dhigay orodka 100m , waxa uuna mar kale uu ku ...
DAAWO: Ciyaartooydii Jubbooyinka oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo
- Jul 30, 2016
Kismaayo-(Rajonews) Subaxnimadii saaka bulshada magaalada Kismaayo waxay si weyn ugu soo baxeen soo dhaweynta Ciyaartooydii Jubbooyinka ee dhawaan ka qeybgalay ciyaarihii gobolada 2016 ee Muqdisho ka dhacay. Dadweyne aad u badan ...
Xulka K/cagta Puntland oo ka careysiiyey taagerayaashooda ku sugan magaalada Garoowe
- Jul 30, 2016
Muqdisho-( Rajonews )-Kooxda Puntland oo ku guuleysatay koobkii xulalka maamul goboleedyada dalka ee maalmo ka hor la soo gebagebeeyey ayaa ku xaniban magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in kooxda Puntland ay ...
Puntland oo usoo gudubtay Finalka Tartanka maamul goboleedyada
- Jul 23, 2016
Muqdisho-( Rajonews )-Kooxaha Puntland iyo Hiiraan ,Shabeelaha Dhexe oo galabta Garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium kuwada ciyaaray ayaa waxaa dhexmartay kulan xiiso badan. Kulanka galabta udhaxeeyay labadan koox ayaa waxa ...
Tuug isku dayay in uu Dhaco Guriga Macalin Jose Mourinho oo fashilmay + SAWIRO
- Jul 18, 2016
London-( Rajonews )-Nin Tuug ah oo doonayay in uu u dhaco guriga macalinka cusub ee Kooxda Manchester United Jose Mourinho , ayaa ku fashilmay qorshaha dhacaasi. Jose Mourinho , ayaa xili ...

Next Page »