Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Caalamka

Doorka culumada ee ka hortagga Musuq maasuqa Soomaaliya! W/Q Imam Hassan Jaamici

8)إن فرعون وهامان وجنودهما كانوا خاطئين ﴾ (القصص Imam Hassan Jaamici Ilaahey wuxuu aayadda ku leeyahay: ” Fircoon, Ra’iisal Wasaarihiisa Haamaan, iyo Cidamadooda waxay wada

Continue Reading »

Qeybta Caalamka

Keating iyo Madashii Wada-tashiga baa odayaashii beelaha kaalintoodii qaatay! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan.

{Xil-DHibaannada cusub cid kastaba ha soo xusho, si kastaba ha ku soo baxaan, laakiin ha gartaan kuwa soo xulay,iyo kuwa laaluushka la daba ordaya dalka

Continue Reading »

Caalamka Archives

Sarbeeb: Bishu waa soddon balliguna waa buuxaa! W/Q: Cabdullaahi (Siyaasi)
- Dec 12, 2016
Ammin laga joogo haddeer Hal Qarni ayaa waxaa degma ka mid ah koofurta Soomaaliya ka dhacday sheekadan. Oday Gaafow ayaa wuxuu maqlay in oday kale oo ay baadiyaha ka wada yimaadeen ...
Runtii ii darneyd!! W/Q Nafisa Xaashi Cali
- Dec 12, 2016
Maalin annaga oo ah koox waayeel, dhallinyaro, rag iyo dumarba leh, ajaanib kala gadisanna isugu jirno, qof kastaana dan gooni ah uu u fadhiyo meel lagu nasto oo Tv wyn ...
Soomaaliya oo soo martay Marxalado kala duwan oo kala wanagsan
- Dec 12, 2016
 Abwaan Soomaaliyeed   ayaa  yiri  Haddii  Dhayda lawaayo Ciirtu waa dhadhanta  oo Dhaylo waa subag siin}:: tasoo micno ahaan muujinaysa   haddii Caanaha dhayda la waayo  in Cuurtu  dhadhamayso oo  ay booskii  ...
The Paradoxical Village “Iyana waxaan kaga gudbaa gobey liicoo ha jabin”
- Oct 14, 2016
The Paradoxical Village “Iyana waxaan kaga gudbaa gobey liicoo ha jabin”by Hassan Ganey Doubts exist whether a stable and balanced government will ever take root in Somalia. The reasons and causes are ...
Wariye soo bandhigay muqaal naxdin leh video iyo sawiro ku saabsan dhibatooyin ka dhan ah xaquuqul insaanka ka dhacay jubaland.
- Oct 12, 2016
Wariyaha sameeyay baaritaankaan ayaa howshiisa bilaabay bishii april sanadkii laba kun iyo afar iyo toban ,xilligaas joornalistaha uu howlo shaqo u joogay gobalka u dhow xuduuda ay wadagaan somaliya iyo ...
KAMA QUUSAN DALKEYGA ( QEYBTA 1AAD) W/Q Maxamed Cabdirasheed Jaratoos
- Oct 8, 2016
Akhristow waa qoraalo taxane ah oo aan ugu talagalay bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay dunida ka joogto iney ka daalacdaan waxyaalo kobcin kara garaadkooda bulshonimo. Soomaaliya dhibaato iyo daruufo adag ayeey ...
Muqdisho magaalo mugdi ah iyo Baalleyaal Badan! W/Q Sadam Mohamed Dahir
- Oct 8, 2016
Magalada muqdisho oo ah caasimada dalka ayaa marka aad dhax socotid waxaad arkeysaa baalayaal tiro badan oo ku yaala hareera wadooyinka ku waaso oo sida danabka korontada hadana aan jirin ...
Isbedelka Umadaha W/Q Drs Farax Sh. Cabdirisaaq (Drs Zedra)
- Oct 8, 2016
Haddii  aynu is weydiino  arrimaha maxaa keeni kara Isbedelka ummadaha ? waxaan oran karnaa waxaa keeni kara Qodobbada- soo-socda: 1) Isabadelka Ummadaha waa Sunno Rabbaaniya, ummadi markay is bedesho in Illaahay ...

Next Page »