Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Barnaamijyo

Haweenka Soomaaliyeed wax badan ayey dheer yihiin Haweenka Dunida kale:W/Q Cabdinuur Faarax Maxamuud

Xaquuqda iyo xurmada dumarkeennu mudanyihiin waxaa caddeyey Rabbigeenna weyn oo waxidka Dumarka Muslimiinta waa kowo karamaysan Eebeheen ayaana karameyey.Quraanka waxaa kamida Suratul Maryam . Waxaa

Continue Reading »

Qeybta Barnaamijyo

Golaha Wasiiradda Soomaaliya: Sarkaal (N.S.S 1976 – 1991)

Waxaan aad u xiisaynayay dhismaha Golaha Wasiiradda , waxaan xog u doontay  Taliye Nabad Sugid Dal Carabta Afrikaad ah , oo aan isku dufcad ahayn

Continue Reading »

Barnaamijyo Archives

DAMAC QABIIL IYO QARAN DUMAY
- Mar 25, 2017
Marka aan u fiirsano waxa ka jira dalkeena, waxa niyadaada ku soo dhacaysa dooni ay dad saaranyihiin oo bada dhex jibaaxaysa darawal la’aan  taas oo marba darbi ama dhagax ku ...
Daawo: Muhiimada Aqlaaqda Wanaagsan
- Mar 25, 2017

XASIL OO ILA GARO: Qaybtii 24aad
- Mar 25, 2017
DOONISTA QALBIGAADA IYO DAMACA NAFTAADA MIDEE Marka aad qorsheynayso mustaqbalkaaga waa in aad naftaada is aqbashaan idinka oo wada jira, ma ahan idinka oo shaki kala qaba in aad wax wada ...
FAALO: Xukuumadda Cusub Ee La Naawiliyo: Mid Tisqaada Mise Dhicis Noqota ?
- Mar 11, 2017
Muqdisho-( Rajonew )-Tan iyo markii ay Xildhibaanadda BFS bishan March 1-dii Codka Kalsoonida siiyeen Ra’isul-wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa la hadal-hayaa Nooca Xukuumadda ee la soo dhisayo, Tiradda iyo Tayadda ...
Soomaalida Ohio oo qabtay xaflad lagu taageerayay Dowlada Cusub
- Feb 26, 2017
Ohio-(Rajonews) Boqolaal Soomaali ah ayaa soo buuxdhaafiyay goob lagu qabanayay xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo Raysul wasaaraha magacaaban Mudane Kheyre. Waxa xafladan soo abaabulay ururka Qaaraan Qaran ...
Dhacdo Layaab leh Nooceeda aanan horey loo arag oo ka dhacday Magaalada Hargeysa
- Feb 25, 2017
Hargeysa-( Rajonews )-Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa maanta waxa ay qaadeysay mid kamid ah kiisaskii ugu yaabka badnaa ee ka dhax dhaca dhinaca bulshada, waxa uuna kiiskan yahay mid ay dad ...
DAAWO: Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kentucky oo taageradooda u muujiyay Madaxweyne Farmaajo
- Feb 19, 2017
Kentucky-(Rajonews) Jaaliyada Soomaaliyeed  ee ku nool magaalada Louisville gobolka Kentucky  ee Dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay Taageerada ay u hayaan  dowlada Soomaaliyeed iyo madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay Maxamed ...
Live halkan uga daawo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
- Feb 8, 2017


« Previous PageNext Page »