Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Barnaamijyo

M/WEYNE FARMAAJO MAXAA LA GUDBOON? MAQAAL: M/WEYNE FARMAAJO MAXAA LA GUDBOON?

Maqaal-(Rajonews) Mudane Madaxweyne waxaa la yiraa qof waxay ogtahay looma sheego, haddii loo sheegana waa inay u qaadataa xasuusin oo aysan ka dhigan in loo

Continue Reading »

Qeybta Barnaamijyo

Kaba daran!!…Talo Dowladeed. Talo qof la toosan qofna la tuur leh.

1-Beel waliba waxa ay leedahay waxaan rabnaa wasiir. Mala weeydiiyay haddii la idin siiyo, muxuu idin siinayaa? xuquuq gaar ah miyaad ka sugeeysaan? Wax miyuu

Continue Reading »

Barnaamijyo Archives

Somaliland with or without Khaatumo (Cali Khaliif?
- Apr 11, 2017
It is actually going to be a tiresome business to speak about Somaliland without Cali Khaliif, because we have already experienced how Somaliland’s political drama has been without Cali Khaliif ...
Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay si aan Yurub uga tahriibo!W/Q.Khadar Aar.
- Apr 8, 2017
Maqaal-(Rajonews) Rintii intii aan sheeko ku saabsan Tahriibka iyo dhibatooyinka uu leeyahay aan maqlaayay ama aan arkayay ,wali imay soo marin tan oo kale,wakhti aad u badan ayaan siyaa in ...
Nidaam-dowladeed ceynkee ah baa ku haboon dalkeenna Soomaaliya ?
- Apr 8, 2017
Maqaal-(Rajonews) Inta aanan ka waramin nooca nidaam-dowladeed ee ku haboon dalkeenna Soomaaliya ee ay waayadani qataraha badani kaga soo fool leeyihiin Shisheeyaha isugu jira cadaanka iyo madowga ee u soo qalabqaatay boobka kheyraadkeena. Aan marka ...
“BOORASADEYDA IYADDOO BAD QABTA AYAAN B/BUURKI KALA SOO BAXAY”
- Apr 8, 2017
Qormo-(Rajonews) Todobaadkii ina soo dhaafay ayaan gaari BL- ah kan shacabka ay isicmaalaan ayaan kuraasta danbe kasoo raacay anoo degdegsan, waxaana waday Boorso ay igu jireen ducumenti muhiim ah, laptop, ...
JUXAA IYO SHEEKO LAGU MITAALI KARO SIYAASIGA SOOMAALIYA!
- Apr 7, 2017
Ninkii murtida iyo caqliga badnaa ee la oran jirey Juxaa ayaa wuxuu yiri annigoo maalin safar ah oo dariiq maraya ayaa gaajo xun i qabatay kaddibna waxaan is iri gaajadu ...
Obamihii Soomaalida! W/Q Cabdirisaq Maxamed Xuseen
- Apr 7, 2017
Waa kuma Fawzi Abdirashid Warsame? Fawzi Abdirashid Warsame wuxuu ku dhashay magaalada Oslo, taariikhdu markay ahayd 15 kii sebtember 1998. Fawzi Wuxuu uu ka baxay dugiga hoose/dhexe ee Bjølsen ee ku ...
Wax ka Barro: Qanjirka thyroid oo shaqa yareeya
- Apr 4, 2017
Health-(Rajonews) Qajirka loo yaqaano thyroid waxaa uu ku yaalaa dusha sare ee curta, waxaana uu soo daayaa hormoono wax ku ool u ah shaqada jirka, sida kuwa kontoroola habka loo ...
Abaarta iyo caafimaadka bulshada W/D: Dr. Gallad Daahir Xasan
- Apr 4, 2017
Abaartu waxay ka mid tahay masiiboyinka dabiiciga ah. Waa roob la'aan, biyo yari amase waa roobki oo xilligiisa ka soo daaha ama da'a, laakiin intii laga filayay aan di'in. Waxaa ...

Next Page »