Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

XOG RASMI AH :- MAXA KEENAY ISKU DHACA YUSUF GARAD IYO RAISUL WASARE KHEYRE

Mogdisho-{Rajonews} Waxaa meel xun maraayo xariirka ka dhaxeeyo raiisul wasaaraha soomaaliya xasan cali kheere iyo wasiirka arimaha dibada soomaaliya yuusuf garaad cumar.

sir hoose oo ay heshay warbaahinta rajonews.net ayaa sheegeesa in uu xumaaday xeriirka ka dhaxeeyay yusuf garaad iyo xasan kheyre ilaha aan ku kalsoonahay ayaa noo xaqiijiyay in uu sabab u ahaa xumaanshaha xariirka labada masuul kadib markii uu YUUSUF GARAAD kasoo horjeesatay go aan kii ay Golaha wasiirada xilka ugu qaadeen HANTI dhoorahii dowlada.

Yuusuf garaad ayaa ka baxay shirkii looga qaaday xilka hanti dhooraha asigoo ka biyadiidan xilka qaadistaas.

xasan kheyre ayaa ka baaqday laba kulan uu lalahaa yuusuf garaad asigoo diiday in uu lakulmo.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement