Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

XOG: MD Farmaajo oo xil culus qoorta u suri raba Salaad Cali Jeelle+(Ujeedka)..

Mogdisho-{Rajonews} Sida qorshaha yahay dowladda Soomaaliya ayaa dooneysa in siyaasi Salaad Cali Jeelle ay xil muhiim ah uga dhiibto dolwadda, maadaama ay u aragtay shaqsi shaqo badann.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay kuna sugan Villa Soomaaliya ayaa inoo sheegay in Salaad Cali loo magacaabo doono la taliyaha wasaaradda difaaca ee dhanka howlgallada.

Wuxuu wasaaradda kala talin doonaa sida loo qaadayo weerarada ka dhanka ah Al-shabaab, hababka la isticmaalayo, iyo sida looga hortagayo weeraradooda.

Wuxuu qeyb ku yeelan doonaa go’aaminta weerarad meelaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab, iyo sidoo kale arrimo badan oo difaaca ku saabsan.

Salaad ayaa markii uu ahaa Wasiir ku xigeenka Difaaca wuxuu qabtay shaqo adag, isaga oo dalka ka saaray Maxkamadihii Islaamiga ahaa.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement