Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

XOG:- Maxaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir looga reebay Shirka London?

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku qanciyay duqa magaaladda Muqdisho inuu ka baaqdo ka qeyb galka shirweynaha qaran ee London ka dhici doona

Shirarkii New Deal iyo Shirarkii hore London ka dhacay ayaa dhamaantood lagu casuumay Maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo Gobolka Banaadir hase yeeshe shirka Soomaalida London ee lagu wada in maalinta Khamiista furmo ayaa markii ugu horeysay liiska laga waayay maamulka Gobolka Banaadir.

Lama oga sababta maamulka Gobolka Banaadir loogu casuumi waayay shirkan maadama inta badan Gobolada dalka ay ku sugan yihiin Magaalada London.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo saaxiibada Madaxweyne Farmaajo ayaa la aaminsanaa in shirkan ka qeybgali doono hase yeeshe waxaa la soo xaqiijiyay inuu ku sugan yahay Magaalada Muqdisho mana jiro mas’uul ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir oo London u aaday ka qeybgalka shirka.

Shirarkii hore London, Beljam iyo Denmark waxaa goobjoog ka ahaa labadii duq ee Magaalada Muqdisho xilalka isaga dambeeyay Tarsan iyo Muungaab.

Bulshada Gobolka Banaadir oo awalba wax metelaan ah ku lahayn aqalka sare dalka ayaa sidoo kale wax metelaan ah ku lahayn shirkan soomaalida loo qabtay oo London ka dhacaya.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir waxaa uu si dhab ah ugu guuldareystay inuu Gobolka Banaadir ku metelo shirka Soomaalida ee magaalada London.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement