Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

XOG BUUXDA: Mas’uuliyiinta xilalka weyn doona marka uu MD Farmaajo soo laabto+(Magaca)..

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxmed C/laahi Farmajo ayaa markii uu kusoo laabto magaalada Muqdisho waxa uu xilalka ka qaadi doonaa mas’uuliyiin dhowr ah.

Dhammaan maxkamada dalka ayuu isbedal weyn ku sameyn doonaa, wuxuuna xilalka ka qaadi doonaa guddoomiyeyaasha maxkamada, garsoorayaal iyo sidoo kale madaxda garsoorka dalka.

Ulajeedka ayaa ah in la helo dowlad ka shaqeysa cadaaladda, shacabka ay kusoo cararaan, maadaam hadda maxkmadihii yihiin kuwo kaliya lacago lagu kala qaato.

Haddii isbedal dhanka cadaaladda ah la sameeyo waxaa hubaal ah in guusha ay heli doonto dowladda Farmaajo, waayo waxa kaliya hadda dhiman waa cadaalad iyo kala dambeyn.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement