Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Xildhibaanadii dhawaan ku Shiray Kenya oo Maanta Cadeynaya Mowqifkooda

Mogdisho-{Rajonews} Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Muqdisho uu shir Jaraa’id War-Baahinta ugu qabto gudoomiyaha madasha (Horusocod) oo ay dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somaaliya si KMG, ah ugu doorteen in uu u noqdo gudoomiye.

Xildhibaano ku dhow boqol oo ku shiray Magaalada Nairobi ayaa waxay gudoomiye si KMG, ah ugu doorteen Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiidig,iyagoo sheegy in ay yihiin Xildhgibaano doonaya’Horusocod’.

Xog ay heshay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegeysa in Gudoomiye(Xidig)  la filayo in Maanta shirkiisa Jaraa’id in uu ku faah faahiyo sababta loo aas aasay Madsha(Horusocod) oo dadka qaar u arkaan in ay tahay mid lagu mucaaradayo Madaxda ugu sareysa dowladd Somaaliya sida Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement