Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Wiil uu Dhalay Nabadoon Muqdisho Lagu Toogtay oo ka hadlay Dilka Aabihiis

Mogdisho-{Rajonews} Allaha unaxariistee waxaa demada Waabari ee gobolka banaadir ay kooxo hubeysan ku toogteen Nabadoon C/qaadir Ugaas Farey oo ka mid ahaa waxgaradka Soomaaliyeed.

Maxamed Ugaas C/qaadir oo uu dhalay Nabadoonka la dilay ayaa ka waramay dilka Aabihiis, waxaana uu sheegay in wiilal dhalinyaro ku hubeysan bastoolado ay madaxa ka toogteen, xilli uu ku sugnaa buuntada Ansalooti dhanka degmada Waabari.

Marxuum C/qaadir ayaa ahaa Nabadoonada Soomaaliyeed, waxaana la sheegay inuu ka mid ahaa odayaashii wax ka soo doortay baarlamaanka Soomaaliya.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement