Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Ra’iisul wasaare Kheyre oo Booqday dekadda weyn ee magaalada Muqdisho

Mogdisho-{Rajonews} Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxaa uu booqday dekadda weyn ee magaalada Muqdisho oo dhawaan loo magacaabay maamul cusub.

Ra’iisul-wasaaraha ayaa kormeeray hannaanka ay u shaqeyso dekedda, iyo qaabka loo maareeyo dhaqaalaha laga aruuriyo dadka isticmaala dekedda.

Mudane Kheyre ayaa ku booriyey madaxda iyo shaqaalaha ka howlgala dekedda in ay ilaaliyaan mas’uuliyadda lagu aaminay, maadaama ay dowladdu wadoo qorshe isla-xisaabtan ah.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement