Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Qarax xoogan oo Goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Mogdisho-{Rajonews} Wararka inaga soo gaaraya Degmada Wadajir ee  Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu dhacay qarax aad u xoogan, qaraxaasi oo ah gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Qaraxan ayaa wuxuu ka dhacay meel ku dhaw Saldhiga Degmada Wadajir, kadib markii gaari waxyaabaha qarxa ka buuxaan ciidamada ammaanka ay qabteen.

Saraakiil ka tirsan Nabad Suggida Soomaaliya ayaa xaqiijiyeen in gaariga oo yaalay Banaanka Saldhiga Degmada Wadajir mar kaliya uu qarxay.

Illaa hadda lama soo sheegin khasaaraha ka dhashay qaraxaan, balse goobta waxaa jooga ciidamada ammaanka Somaliya.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement