Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Nabadoon Goordhow lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Mogdisho-{Rajoews} Kooxo hubeysan ayaa Goor dhow degmada Waabari waxaa ay ku toogteen nabadoon Cabdiqaadir Fareey oo ka mid ahaa waxgaradka Soomaaliyeed.

Dilka ayaa ka dhacay Buundada Labaa ee qeybta degmada Waabari.

Qof ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in kooxihii dilka geystay ay goobta ka baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa goobta soo gaaray waxaana ay bilaabeen howlgallo lagu baadigoobayo Kooxihii ka dambeeyay dilka loo geystay Nabadoon Fareey.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement