Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Masuul isku day dil ka Badbaaday

Mogdisho-{Rajonews} Sargaal sare oo ka tirsan Dowlada Federaalka ayaa si dirqi ah uga badbaaday Al-Shabaab kadib markii ay weerareen kolonyo uu la socday sargaalkaasi.

Waxaa wararka ay sheegayaan in uu dhaawac soo gaaray Sargaalka ay shabaabku weerareen kaas oo magaciisa lagu soo koobay Mado-jiis.

Sargaalkan ayaa ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee Gobolka Gedo waxaana uu weerarka ka dhacay Duleedka Degmada Buurdhubo ee Gobolkaas.

Sidoo kale Al-Shabaab waxaa ay bararha internetka ee ay ku faafiyaan wararkooda ay ku sheegeen in ay dileen ilaaladii gaarka ee sargaalka waxaana ay intaa ku dareen in 2 qori ay qaateen.

Maamulka Gobolka Gedo iyo Saraakiisha Ciidamada Dowlada ee Gobolkaas weli wax war ah kama aysan soo saarin weerarka Al-Shabaab ay sheegteen in ay ku qaadeen Ciidamada Dowlada.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement