Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Madaxweyne Farmaajo oo u duulay Dalka Ingiriiska

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadda ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho , waxaana uu kusii jeedaa Magaalada London ee dalka Ingariiska.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya Shirka 11-ka Bishaan ka furmaya Magaalada London ee dalka Ingariiska.

Wasiiro iyo xubno ka tirsan dowladda ayaa ka mid ah Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya.

Shirka looga hadlaayo arimaha Soomaaliya ayaa 11-ka Bishaan ka furmaya Magaalada London , waxaana ka qeyb galaya xubno kasocda Beesha Caalamka.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement