Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Galmudug oo Gacanta ku soo dhigtay Burcad dhacday Gaari Masuul Puntland uu lahaa

Mogdisho-{Rajonews} Ciidamada dowlad goboleedka Galmudug ayaa Saaka gacanta kusoo dhigay gaari ay la heyd Wasiir ku xigeen ka tirsan Puntland oo ay soo dhaceen kooxo burcad ah.

Howlgalkaan ayaa waxaa si gaara ah u fuliyay Ciidamada Booliska Magaalada Gaalkacyo.

kooxaha Burcada ah oo soo dhacay Gaari ay laheyd Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa waxa ay lasoo aadeen degaanada Galmudug.

Ciidamada Booliska maamulka Galmudug ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijiyo Ammaanka ,islamarkaana looga hortagaayo kooxaha Burcadda ah.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement