Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Diyaarad u Muuqta iney Dagi la´dahay oo dul wareegeysa Garoonka Muqdisho

Mogdisho-{Rajonews} Dadweynaha Muqdisho gaar ahaa kuwa dagan agagaarka garoonka ayaa soo sheegaya in ay arkayaan diyaaarad ku dul mereysaysa garoonka oo u muuata ineysan dagi karin.

Abdi Omar oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in ku dhawaad 4 mar ay ku noqnoqatay garoonka.

“Diyaarada nuucee waa nuucyada rakaabka ee waaweyn inkastoo aan magac la arki karin hadana waxeey iila muuqata diyaarad rakaab ah ” ayu yiri Omar.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement