Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Dagaal ka socda Beledweyne

Mogdisho-{Rajonews} Sida ay Warbaahinta u sheegeen maamulka gobolka Hiiraan dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Maleeshiyo beeleed ayaa hadda ka socda Xaafadda howlwadaag ee Magaalada Baledweyne .

Dagaalka ayaa la sheegaya in uu yahay mid xoogan , islamarkaana hubka noociyadiisa kala duwan la isku adeegsanaayo.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Ciidamada dowladda Soomaaliya ay isku dayeen in ay halkaasi ka dhisaan Saldhig,islamarkaana Maleeshiyaadka ay ka horyimaadeen.

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen in ay waddaan dadaallo kala duwan oo dagaalka lagu hakinaayo

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement