Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Dagaal culus oo ka socda Duleedka Magaalada Baydhabo

Mogdisho-{Rajonews} Wararka inaga soo gaaraya Degaanka Goof-gaduud oo 30-KM u jira Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo Dagaal culus.

Dagaalkan ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidanka Dowladda Federaalka, Kuwa Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo Dagaalyahano ka tirsan Shabaab.

Wariye ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa soo sheegaya Labada dhinac in ay isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwan.

Degaanka Goof-gaduud oo 30-KM u jira Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay dhowr jeer oo hore waxaa ku dagaalamay Ciidanka Dowladda iyo Dagaalyahanada Shabaab.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement