Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Ciidamo Galmudug oo Weerar ku qaaday Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug iyo Puntland oo Careysan

Mogdisho-{Rajonews} Kooxo hubeysan oo la tuhunsan yahay in ay ka soo jeedaan Galmudug ayaa weerar ku qaaday deegaanka Balibusle oo ka tirsan Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug.

inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa ku dhimatay 2 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kuwaas oo dhamaantood ahaa dad rayid ah.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ay dableydan ay saqdii dhexe galeen gudaha Magaalada oo ay isku dayeen in ay dab-qabadsiiyaan goobaha adeegga dadweynaha, balse laga hortagay.

Masuuliyiinta Maamulka Puntland waxaa ay sheegeen in goor dhow ay war ka soo saari doonaan

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement