Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Al-shabaab oo Shaqaale Kenyan ah ku dilay Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Mogdisho-{Rajonews} Wararka ka imaanaya Degaanka Shimbir oo hoostaga Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Gaari ay la socdeen Shaqaale Kenyan ah,waxaana Weerarkaas uu geystay Dhimasho iyo Dhaawac.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Kenya ayaa Xaqiijiyay in Weerarkaas lagu dilay Labo Ruux oo ahaa Shaqaale Dhanka Caafimaadka ah,waxaana lagu dhaawacay Labo Kale.

Saraakiisha u hadlay Kenya ayaa sidoo kale sheegay in Shabaabkii Weerarka geystay ay Goobta ka baxsadeen.

Shabaab ayaa dhowr Jeer Weeraro Khasaare dhaliyay ka fuliyay Gudaha Kenya,gaar ahaan Gobolka ay Soomaalidu degto ee horay loo oran jiray NFD,balse Kenya ay ula baxday Gobolka Waqooyib Bari Kenya.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement