Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Al-shabaab oo Haweeney ku Gowracay Degmada Mahaddaay

Mogdisho-{Rajonews} Wararka ka imaanaya Degmada Mahaddaay Ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Degmada ku Dhax Gowraceen Hooyo Faadumo Maxamed Maxamuud oo ku Magac dheer Gaabo.

Maamada ay Shabaabku Gowraceen ayaa la sheegay in Gurigeeda ay ugu dhaceen kadibna ay Gowraceen.

Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ku sugan Ciidamada Dowladda iyo kuwa Midawga Afrika ee AMISOM.

 

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement