Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG:- Ahlusunna oo Xilalkii ka qaaday Saraakiil Ciidan

Mogdisho-{Rajonews} Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb oo Xarun u ah Maamulka la magacbaxay Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa sheegaya in Xilalkii laga qaaday Saraakiil Ciidan oo ka tirsan Maamulkaas.

Saraakiisha Xilalka laga qaaday waxaa kamida Taliyaha Guud Ee Ciidamada Ahlusunna Macalin Mascuud Maxamed Warsame iyo C/nuur Maxamed Xuseen Qoryooley oo ah Afhayeenka Ciidamada Ahlusunna iyo Saraakiil kale.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Xilka qaadista Saraakiisha ka tirsan Ciidanka Ahlusunna ay Sababtay Xiisad ka dhalatay Xilka qaadista,waxaana la sheegay in Saraakiisha Xilalka laga Xayuubiyay ay Ciidamo badan la tageen Guryo ay ka dagan yihiin Magaalada Dhuusamareeb.

Illaa hadda lama Oga Sababta Xilalka looga qaaday Saraakiisha Ciidamada Ahlusunna,iyadoo Xariir aan la sameynay Mas’uuliyiinta Maamulka Ahlusunna aysan noo suuro galin in aan helno.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement