Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG AH:- Qarax Xoogan oo ka dhacay Degmada Afgooye Xilli uu ku sugan yahay Farmaajo

Mogdisho-{Rajonews} Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya qarax khasaare gaystay lagula eegtay Gobolka Shabellaha hoose.

Qaraxa ayaa  ka dhacay degaan lagu magacaabo  Kabtaan laas oo ku yaalla  duleedka degaanka Shalaanbood ee Gobolkaasi.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga ayaa Xaqiijiyay in Qaraxaasi ay ku dhinteen laba askari sidoo kalena ay ku dhaawacmeen Saddex kale.

Sida ay sheegeen dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay Kontorool ay joogeen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda qaraxaasi, waxayna sheegeen inay iyaga ku aaseen qaraxa goobtaasi ciidamada lagula eegtay.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement