Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Degmada Afgooye

Mogdisho-{Rajonews} Waxaaa goor dhow degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose tagay wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wafdiga madaxweynaha waxaa ku soo dhaweeyey Degmada Afgooye qaar ka mid ah madaxda maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo aad loo adkeeyey amaanka, waxaana saakay hore hakad la galiyey dhaqdhaqaaqa gaadiidka, si la xaqiijiyo amniga.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu booqdo xarumaha ciidamada dowladda ee gobolkaasi, isagoo kormeer ku sameen doono gobolka, gaar ahaan arrimaha ciidamada dowladda oo dagaal kula jira Alshabaab oo ku xoogan Gobolka Sh/Hoose.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement