Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

WAR DEG DEG AH:- Dil ka dhacay Muqdisho

Mogdisho-{Rajonews} War goor dhaw kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa waxa uu sheegayaa in koox hubeysan ay goor dhaweyd dil ka geysteen Muqdisho.

Nin lagu sheegay Magaciisa Maxamed Xasan ayaa lagu dilay Xaafada Gubta qeybta soo xigta Degmada Yaaqshiid.

Kooxda Dilka fulisey ayaa baxsaday kadib dilka markii ay geysteen,waxaana meydka ka qaaday dadka deegaanka.

Marxuumka la dilay lama sheegin waxa uu ka shaqeyn jiray iyo Sababta loo beegsaday.

Ciidan katirsan Dawlada Soomaaliya ayaa waxay gaareen meesha ay wax ka dhaceen,waxaana jira baaritaan ay wadaan ciidankasi.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement