Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP+DHAGEYSO: Guddoomiye Thaabit oo talaabo Geesinimo leh qaaday Gaadiidka AMISOM ka mamnuucay marista Wadada Maka Al-mukarama..

Mogdisho-{Rajonews} Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa  Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ka mamnuucay in ay maraan wadada dheer ee Makka almukaramah.

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in

 

Ciidamada AMISOM laga bilaabo saacaddaha 6:00 subaxnimo ilaa 6:00 Maqribnimo in aysan marikarin wadadaasi.

 

Sidoo kale Gudoomiyaha gobolka  Banaadir ayaa Amray laamaha Amniga hadii ay Ciidamada AMISOM isku dayaan in ay maraan wadadaasi in ay soo qabtaan.

 

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa warbaahinta u aqriyay Wareegtadaasi.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement