Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP NEWS+DHAGEYSO:- Yaa Ku Haya Fara gelinta ugu Weyn Wada hadalka Ahlusuna iyo Galmudug

Mogdisho-{Rajonews} Xubno Ka mid ah madaxda dowladdii Uu Hogaamiyaha ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu eedeeyey inay Fara-galin ku hayaan wadahadalada Maamulada Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca,wada-hadaladuna ay ka Socon la’yihiin.

Maxmed Xaaji Xuseen Wasiirkii Arimaha Gudaha Maamulkii Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in Xildhibaano iyo wasiiro xilal kasoo qabtay Dowladdii Xasan Shiikh Maxamuud  faraglin cad ay ku hayaan wada-hadalka Maamulada Galmudug iyo Ahlu-sunna, islamarkaana kii ugu dambeeyay ay ayaga burburiyeen.

“Wada-hadalka u dhaxeeya Ahlusuna iyo Galmudug waxaa faragalin ku haya Xubno Ka mid ah madaxda dowladdii Uu Hogaamiyaha ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud, waxaan leenahay faraha kala baxa ayaaha dadka Gobolada Dhexe”, ayuu yiri Maxmed Xaaji Xuseen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement