Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP DHAGEYSO:- Xukuumada Soomaaliya“Masuuliiyiinta Dowladda ma qaadan karaan Qori ka weyn AK-47”

Mogdisho-{Rajonews} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xadiday Hubka masuuliyiinta Dowladda Federaalka ay ku dhex wadan karaan Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Yariisow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay Qofkasta oo ay ka mid yihiin masuuliyiinta Dowladda in loo ogol yahay keliya ilaalo ahaan in ay u wadan karaan Afar Askari.

Sidoo kale C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay ilaalada masuuliiyiinta Dowladda in aysan qaadan karin Qori ka weyn AK-47.

Wasiir Yariisow ayaa ujeedka amarkan waxa uu ku sheegay sidii shacabka looga ilaalin lahaa cabsi gelin ay ka dareemaan dhanka ammaanka.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement