Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP DHAGEYSO:- Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhigga oo Sheegay, Haddii Tayo iyo Tababar helaan Ciidanka Xoogga ay ka Guuleysan Karaan Al-shabaab

Mogdisho-{Rajonews} Wasiirkii hore ee gaashandhigga Xukuumadii Sharmaarke C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka hadlay arimaha ciidamada iyo qorshaha isku dhafka,waxaana uu sheegay in ay muhiim tahay in la qaado talaabo dhiiri galineysa Ciidanka.

C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa tilmaamay in hadii ciidamada xooga dalka ay helaan tababar iyo qalab dhameestirsan ay muuqan doonto tayada ciidanka,taasina waxa ay horseedi kartaa in ay ka guuleystaan Dagaalamaayasha Alshabaab.

Diini ayaa wareysi uu siiyay VOA laanta Afka Somaliga waxa uu ku bogaadiyay ciidanka xooga dalka doorkii ay ka qaateen howlgalka ka dhanka ah Alshabaab.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement