Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP DHAGEYSO:- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Faahfaahiyay Arimaha ugu Muhiimsan ee diirada lagu saaray Shirkii London ka dhacay

Mogdisho-{Rajonews} Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa faah faahin ka bixiyay shirkii shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada London.

Waxa uu sheegay shirka in diirada lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa Arrimaha Amniga, Abaaraha, Kobcinta dhaqaalaha, Siyaasada, Dib u eegista Dastuurka iyo Wadashaqaynta Beesha Caalamka iyo Dowladda 4-ta Sano ee soo socota.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa sheegay masuuliyiintii shirka ka soo qeyb galay in ay balan qaadeen in ay gacan weyn ka geysan doonaan xaalada Soomaaliya gaar ahaan Abaaraha.

Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay rajo weyn in ay ka qabaan sidii isbedel loogu sameyn lahaa Soomaaliya, maadaama ay heystaan balan qaadyo waa weyn.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement