Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP DHAGEYSO:- Maamulka Koonfur Galbeed oo Faahfaahin ka bixiyay Dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab

Mogdisho-{Rajonews} Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Dagaalka ay kula jiraan ururka Al-shabaab, kaasi oo ka dhaca Degaanada Koonfur Galbeed.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfura Galbeed Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay Dagaalka Shabaab keliya in uusan ku koobneyn, balse Dowlada Soomaaliya ay Dagaal kula jirto, iyada oo kaashaneysa AMISOM.

Waxa uu sheegay Degaanka Goof-gaduud oo muhiim u ah Magaalada Baydhabo in mararka qaar ay soo weeraraan Shabaab, balse Ciidanka Koonfur Galbeed oo feejigan ay ka hortagaan weeraradaasi Shabaab.

Ugaas Xasan Cabdi Maxamed Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfura Galbeed ayaa sidoo kale sheegay Dagaalka Shabaab in uusan joogsan doonin ilaa laga saaro guud ahaan dalka.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement