Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOP DHAGEYSO:- Hirshabeelle oo ka hadashay Haweeney lagu Gowracay Mahadaay

Mogdisho-{Rajonews} Maamulka Hirshabeelle ayaa waxa uu ka hadlay Haweeney xalay saqdii dhexe lagu Gowracay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Haweeneyda la dilay oo lagu magacaabo Sacdiyo Maxamed Maxamuud ayaa waxa ay xaas u aheyd Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Maamulka Hirshabeelle Sacdiyo Maxamed Nuur (Sacdiyo Burus) ayaa waxa ay ka hadashay dil xalay saqdii dhexe Degmada Mahadaay loogu geystay Haweeney Ganacsi ku laheyd halkaasi.

Sacdiyo Maxamed Nuur (Sacdiyo Burus) Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegtay arrintan in ay tahay mid naxdin leh oo laga argagaxo.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement