Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

TOOS U DHAGEYSO:-Warar ku saabsan Shirka Berri ka furmaya London

Mogdisho-{Rajonews} Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingariiska ayaa lagu waddaa in berri uu ka furmo Shir Caalami ah oo looga hadlaayo Arimaha Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madax ka socota qaar ka mid ah dalalka Caalamka , Safiiro iyo deeqbixiyeyaasha Caalamka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo dhammaan Madaxda maamul goboleedyadda ayaa ku sugan Magaalada London ee dalka Ingariiska.

Shirkaan ayaa waxaa lagu waddaa in ay si wadajir ah u shir gudoomiyaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo sidoo kale Ra’iisul wasaaraha ingariiska.

Soomaaliya ayaa Shirka la tageysa qodobo dhowr ah waxaana ka mid ah sidii looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay iyo sidii loo taageeri lahaa dowladda Cusub ee Soomaaliya.

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa sheegay in Ujeedada shirka London ay tahay in dowladda cusub ee Soomaaliya la siiyo fursad ay ku soo bandhigto waxyaabaha mudnaanta u leh iyo in laga wad-hadlo iskaashiga dhaxmaraya dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement