Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Toos u daawo: Shirar looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ka furmay London

Mogdisho-{Rajonews} Waxaa goor dhow maagalada London ee dalka Ingiriiska uu shir uga furmay madaxda dowladda, kuwa maamul goboleedyada iyo qurba joogta, kaasi oo looga hadlayo arrimaha dalka.

Shirka yaa si gaar ah looga hadlyaa doorka ay qurba joogta ka qaadan karaan arrimaha dib u dhiska , iyo hormarada ka socod dalka, si ay kaalin uga qaatan dadaalada hormaraneed ee loo baahanyahay in lagu hormariyo.

Madasha waxaa sidookale ku sugan xubno ka socdo beesha caalamka oo qeyb ka ah shirka furmay, iyadoo si aad ah loo lafa gurayo xaaladaha dalka.

Berri oo Khamiis ah 11-ka bisha May waxaa magaaladaasi ka furmaya shirka London oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, kaasi oo hada diyaar ay ugu yihiin magaaladaas madaxda dowladda iyo kuwa maamulada dalka oo ka qeyb galaya shirkaasi.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement