Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

AKHRISO:- Shirkadda Facebook oo ciqaab adag loogu hanjabay haddii ay fulin weyso dalab loo diray

Mogdisho-{Rajonews} Xukuumada milateriga ee dalka Thailand ayaa u qabatay shirkada Facebook ilaa iyo talaadada soo socota inay shabakadooda kaga saaraan fariin ka soo horjeeda boqortooyada dalkaas.

Masuuliyiintu waxay doonayaan in barta bulshada laga saaro 130 fariimood waxayna ka digeen haddii laga saari iney ka dhalan doonto ciqaab ka dhan ah faceboob oo aysan sheegin nooca ay tahay.

Shirkadda Facebook waxay sheegtay in ay ka baarandegayaan codsiga ka yimid dowlada ee ah in la xayiro waxyaabahaas ayna fulin doonaan hadii ay cadaato in ay xad gudub ku yihiin qaanuunka dalkaa u yaal.

Thailand waxa ay leedahay sharci addag oo ilaaliya sharafta boqortooyada oo aan xitaa ogolayn dhaleeceeyn aad u fudud.

Sharcigaas waxaa si adag loo dhaqan geliyay intii uu jiray maamulka milateriga ahaa ee awooda kula wareegay inqilaabka milateri sedex sano ka hor kaasoo dalkaas ku maamula gacan bir ah.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement