Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

SAWIRO: MD Farmaajo oo talaabo geesinimo leh qaaday & Sawirka MD hore oo la suray Xafiiska Villa Somalia..

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu xafiiskiisa ku suray mid ka mida madaxweynayaashii Soomaaliya.

Farmaajo ayaa sheegay caawa inuu xafiiska suray sawirka madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aden Cabdulle Cusmaan, isagoo ku tilmaamay aabihii dimoqraadiyadda.

“Waxaan xafiiskayga suray sawirka Madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Mudane Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde).” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo intaas ku daray. “Aadan Cadde ma ahayn oo kaliya Madaxweynihii 1aad ee dalka. Waxaa kale oo uu ahaa bud-dhigihii dimuqraadiyadda Afrika.”

Sawirka qurxin ahaa ayaa hore u surnaa xafiiska ayaa lagu bedelay muuqaalka madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya, waxaana laga yaabaa in arrintan ay farriin u tahay dadka qaarkii oo madaxweynaha ku eedeeya qabyaalad iyo inuu madaxweynihii hore ee Maxamed Siyaad Barre oo ay isku beel yihiin uu dariiqiisii ku joogo.

Jawaabta uu soo alifay madaxweyne Farmaajo ayaa ah mid yaab leh oo loogu talogalay in looga hortago qolooyinka shaqsi ahaanta uga horjeeda isaga.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement