Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

SAWIR+MAGACA: Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Taliyaha Nabadsugidda Gobolka Banaadir, (Waa Kuma?)

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo talo jeedin ka helay Taliyaha nabadsugidda qarankaSanbaloolshe ayaa magacaabay Taliyaha nabadsugidda Gobolka Banaadir.

G/Sare Saadaq Cumar Xasan ayaa loo magacaabay taliyaha Ciidamada Nabadsugidda Gobolka Banaadir sida ay Caasimadda Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo kamid ah Xafiiska baahinta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

Sida ay wararka sheegayaan, waxaana soo jeediyey in Saadaq laga dhigayo taliyaha Gobolka Banaadir Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe oo ah Taliyaha ciidamada nabadsugidda ee dhawaan la magacabaay.

Dowladda Soomaaliya ayaa waday dhawaan istaraatiijiyad ay xilalka uga qaadeyso madaxdii hore, waxaana xilalka cusub loo magacaabayaa dad saaxiibo dhow la ah, waxaana xusid mudan in Saadaq uu yahay saaxiib ay aad isugu dhow yihiin Sanbaloolshe.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement