Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Magacyada iyo Qabiilkooda:- Xil ka qaadistii iyo magacaabistii ugu badneyd oo lagu sameeyey Furdooyinka Dakadda

Mogdisho-{Rajonews} Wasaaradda Maaliyadda ee uu hoggaamiye Cabdiraxmaan Beyle ayaa isbadal ku sameystay 12 xilal oo ka tirsan xafiiska furdooyinka Dekadda Muqdisho (Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda ee Dakadda Muqdisho), waxaana xilalkaas laga qaaday 12 shaqsi oo horey u hayey.

12 shaqdi ee xilalka loo kala magacaabay ayaa waxay kasoo kala jeedaan beelaha:

Abgaal, Gaaljece, Raxanweyne, Murusade, Xawaadle iyo Harti, iyadoo laga waayey Beesha Habargidir oo markii hore heysay qaar ka tirsan 12 xil ee la badalay.

Beesha Murusade ayaa seddex xil ku yeelatay 12­xil ee lasoo magacaabay midaas oo noqoneyso wax badsi ay wadan beesha uu kasoo jeedo Ra’isulwasaare Kheyre, sidoo kale Beesha Xawaadle ayaa la siiyey laba xil.

Haddaba halkaan hoose ka aqriso 12 xil ee magacaabay, magacyada shaqsiyaadka loo magacaabay iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan:

No Magac Xilka Qabiilka

1 Axmed Cabdullahi Samow Maamule Gaaljecel

2 Maxamuud Axmed Xasan M/le ku xigeen 1­aad Abgaal

3 Nadar Tabah Maalin M/le ku xigeen 2­aad Xawaadle

4 Maxamuud Maxamed Guure Madaxa Qeybta qiimeynta Murusade

 

5 Maxamed Cabdirisaaq Xuseen Madaxa qeybta manafeeska Xawaadle

6 Saciid Cabdullaahi Ducaale Madaxa qeybta Gadiidka Warsangeli (Daarood)

7 Salaad Maxamed Cabdi Madaxa qeybta Export Murusade

8 Axmed Maxamed Ibraahim Madaxa qeybta shaqaalaha iyo diiwaan gelinta Raxan weyne

9 Xasan Dhicisow Madoobe Madaxa qeybta Khasnada Abgaal

10 Muuse Rooble Faarax Madaxa qeybta Hubinta Murusade

11 Saalax Cumar Cabdullaahi Madaxa qeybta xisaabaadka Ow Xasan

12 Cumar Maxamed Barre Madaxa Qeybta IT Abgaal

Halkaan hoose ka akhriso waraaqda xilka loogu magacaabay 12 shaqsi ee kasoo baxday wasaaradda Maaliyadda

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement