Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Duqa Muqdisho oo gaaray go’aankii ugu xooganaa iyo 7 Gudoomiye oo loo sheegay in…

Mogdisho-{rajonews} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa isha lagu haaya qaabka u wajahi doona is bedel la sheegay in lagu sameyn doono guddoomiyayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha ayaa maalmihii dambe waday qorshooyin uu xilalka uga qaadayo qaar ka tirsan Guddoomiyayaasha Gobolka Banaadir, waxaana isbadalka la sameyn rabo si weyn looga dareemay xarunta Gobolka.

Wejiga koowaad xil ka qaadista ayaa lagu sameyn doona 7 degmo ama ilaa iyo 9 degmo, laakiin su’aasha meesha taagan ayaa waxay tahay qaabka Guddoomiyaha u soo xulan doono mas’uuliyiintas.

Ku dhawaaqista xil ka qaadistaan ayaa dib loogu dhigay munaasabadda 15-ka May oo uu si weyn u diyaariyey Maamulka Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa wado qorsho ku aadan sidii Degmooyinka loogu magacaabi lahaa shaqsiyaad cusub .

Xil ka qaadista lagu Sameenayo 7-daan degmo ee Gobolka Banaadir ka tirsan ayaa la filayaa inay dhacdo Berri, marka maanta la qabto munaasabadaha Maalinta dhallinyarada (SYL) taasoo dib u dhac ku keentay arrintaan.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement