Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay halis qabsan karta Soomaalida (Maxay tahay)

Mogdisho-{Rajonews} Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digtay khatarta virus-ka ku sii fidaya adduunka. Waxaana lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu saameynta badnaa, iyadoo uu gaaray illaa 150 dal. Meelaha ugu dhow ee laga soo sheegay waa dalka Kenya oo daris nala ah.

Weerarkan viruska ah wuxuu aalaaba ku faafaa dhinaca email-ka, wuxuuna kaa xirayaa kumbuyuutarkaaga, iyadoo lagu weydiisanayo inaad bixiso lacag madax-furasho (ransom) si laguugu furo.

Waxaa suurtogal ah in Soomaali badan ay ku dhacaan dabinkan. Haddaba ka digtoonow viruskan

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement