Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Xildhibaan Maryan ” Waa in la joojiyaan dagaalada ka socda Gobolka Galgaduud, Dad dano gaar ah leh ayaa ka dambeeya”..


Mogdisho-{Rajonews} Xildhibaanad Maryan Maxamed Xuseen oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqday in la joojiyo Xiisada Colaadeed ee ka soo cusboonaatay degaano ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Xildhibaanada ayaa sheegtay in haatan aan loo baahneyn dagaalo iyo colaad ka dhex bilaabata beelaha walaalaha ah ee wada gobolka Galgaduud.

Waxa ay sheegtay in loo baahan yahay in gurmad la gaarsiiyo oo la Caawiyo dadka abaaruhu ay saameeyeen balse aan loo baahneyn in lagu kor dagaalamo.

Waxa ay beelaha dagaalaya ugu baaqday in ay nada qaataan oo dagaalka ay joojiyaan isla markaana ay shacabka dhibaateysan u naxaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement