Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Xildhibaan Cabdi Shirre “ Xildhibaano dano gaar ah leh ayaa ku shiray Nairobi, Anaga nama Matalaan”..

Mogdisho-{Rajonews} Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac Ciyaar Jecel oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u Weeraray Xildhibaanada Mucaaradka durba ku noqday Dowladda.

 

Waxa uu sheegay in ay qalad tahay in hada Mucaarad la noqdo oo dowladda laga hor yimaado iyadoo cusub oo mudo badana aan joogin.

 

Waxa uu xusay in ay muhiim tahay in dowladda taageero iyo garab istaag loo muujiyo laakiin aan laga hor imaan.

 

Waxa uu ugu baaqay Xildhibaanada Qaranka iyo Siyaasiyiinta iney iska daayaan Mucaaradnimada iyo iney ka shaqeeyaan danahooda gaarka ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement