Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Xaalado Dhinaca Nolosha oo Ka Taagan Degmada Aadan Yabaal Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Mogdisho-{Rajonews} Wararka naga soo gaarayo degmada Degmada Aadan Yabaal iyo deegaanada ku xiran ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku waramaya inay ka jirto xaalado daran oo dhinaca nolosha ah, taa soo sababtay abaarta ka jirta deegaanadaas.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay inay saameyn ku yeelatay abaarta, islamarkaana dadkaasi oo u badnaa xoolo dhaqato ay ka dhamaadeen inta badan xoolihii.

Dhinacakale waxaa uu tilmaamay in xaaladaha ugu daran hada ay tahay dhinaca caafimaadka oo uu sheegay in degmadu eysan lahayn isbitaal caafimaad, marka laga reebo farmashiye uun  oo uu xusay inuusan dabooli karin baahida caafimaad ee ka jira deegaanadaas.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement