Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Xaalad adag oo laga soo sheegayo Gobolka Bakool iyo Nolosha dadka oo Halis ku jirta

Mogdisho-{Rajonews} Degmada Bakool waxa ay ka mid tahay degmooyinka ay Al-Shabaab go’adoomiyeen isla markaana ay Wadooyinka ka xereen.

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Maamulka Koofur Galbeed aya deeq raashiin ah ku wareejiyay Maamulka Gobolka Bakool.

Deeqdaan ayaa waxaa loogu tala galay in la gaarsiiyo dadka dhibaateysan ee abaartu ay saameynta ku yeelatay ee ku nool Gobolka Bakool.

15 gaari oo kuwa xamuulka qaada ah ayaa Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Maamulka Koofur Galbeed ku wareejiyeen Maamulka Gobolka Bakool.

Hoos ka Dhageyso Codka:

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement